Kaalinta Waxbarashada ay ku Leedahay Dhismaha Mustaqbalka Bulshada Soomaaliyeed
Shirweynaha “Kaalinta Waxbarashada ku leedahay Dhismaha Mustaqbalka Bulshada Soomaaliyeed ” oo ay soo agaasintay Hay’adda Cilmibaarista iyo Horumarinta Bariga Afrika (DAD) ayna martigeliyeen Jaamacadaha Magaalada Bosaso.