Ma tahay arday ka qalin-jebiyey Dugsiyada sare ee Dalka? Diiwaan-gelinta Jaamacadda Bariga Afrika waa furantahay — door kulliyadda kuu habboon oo bilow safarkaaga waxbarasho.
Kulliyadaha Jaamacadda Kulliyadaha Jaamacadda Bariga Afrika ay idiin hayso waxa ka mid ah
1
كلية الشريعة والدراسات الإسلامية
2
Faculty of Business & Management
3
Faculty of Science and Education
4
Faculty of Social Science & Economics
5
Faculty of Medicine and Health Sciences
6
Faculty of Engineering
7
Faculty of Veterinary Science & Agriculture
8
Faculty of Information Science and Technology
9
Faculty of Marine, Environment and Earth Sciences
Liiska Kulliyadaha Guji sawirka si aad u weyneyso
Muuqaalka Diiwaan-gelinta Daawo faahfaahinta diiwaan-gelinta
Goobta Diiwaan-gelinta Meelaha aad ka diiwaan-geli karto
- City Campus (Ex. FTMS) — gadaasha danbe ee shirkadda Golis.
- Dhammaan faracyada Jaamacadda.
- Wixii faahfaahin dheeraad ah kala xiriir lambarada hoose.
Wixii faahfaahin ah nala soo xiriir
Kooxdayada diiwaan-gelintu way diyaar u tahay inay kaa caawiso doorashada kulliyadda iyo habka codsiga.