Ardayda Semester 6aad ee Kulliyadda Shareecada oo Soo Bandhigay Wacyigelin ku Saabsan Axkaamta Soonka
Ardayda kulliyadda Shareecada ee Semester-ka 6aad ayaa soo bandhigay wacyigelin ku saabsan axkaamta soonka, iyaga oo ka anba qaadaya casharadii ay dhigteen, gaar ahaan masalooyinka cusub sida: Bandhigan oo ujeedkiisu ahaa in ardaydu dabaqaan casharadii ay barteen, ayaa ardaydu si…