Kulanka Shir-Sannadeedka Jaamacadda Bariga Afrika ayaa ka furmay magaalada Garoowe, shirkaas oo diiradda lagu saaray horumarinta waxbarashada, tayeynta adeegyada jaamacadda, iyo qorshayaasha mustaqbalka ee lagu xoojinayo aqoonta iyo horumarka bulshada.
Aqoon
Horumarinta waxbarashada iyo xoojinta tayada barashada.
Horumar
Tayeynta adeegyada Jaamacadda iyo hagaajinta maamulka.
Aragti Mustaqbal
Qorshayaasha mustaqbalka iyo horumarka bulshada.