Admission is Open — Diiwaan-gelintu waa furantahay! | EAU
Diiwaan-gelin Furan

Admission is Open Diiwaan-gelintu waa furantahay!

Ma tahay arday ka qalin-jebiyey Dugsiyada sare ee Dalka? Jaamacadda Bariga Afrika waxay kuu furtay 9 kulliyadood oo kala duwan — hadda iska diiwaan-geli.

Ma tahay arday ka qalin-jebiyey Dugsiyada sare ee Dalka? Diiwaan-gelinta Jaamacadda Bariga Afrika waa furantahay — door kulliyadda kuu habboon oo bilow safarkaaga waxbarasho.

Kulliyadaha Jaamacadda Kulliyadaha Jaamacadda Bariga Afrika ay idiin hayso waxa ka mid ah

1

كلية الشريعة والدراسات الإسلامية

2

Faculty of Business & Management

3

Faculty of Science and Education

4

Faculty of Social Science & Economics

5

Faculty of Medicine and Health Sciences

6

Faculty of Engineering

7

Faculty of Veterinary Science & Agriculture

8

Faculty of Information Science and Technology

9

Faculty of Marine, Environment and Earth Sciences

Liiska Kulliyadaha Guji sawirka si aad u weyneyso

Liiska kulliyadaha Jaamacadda Bariga Afrika

Muuqaalka Diiwaan-gelinta Daawo faahfaahinta diiwaan-gelinta

Goobta Diiwaan-gelinta Meelaha aad ka diiwaan-geli karto

  • City Campus (Ex. FTMS) — gadaasha danbe ee shirkadda Golis.
  • Dhammaan faracyada Jaamacadda.
  • Wixii faahfaahin dheeraad ah kala xiriir lambarada hoose.

Wixii faahfaahin ah nala soo xiriir

Kooxdayada diiwaan-gelintu way diyaar u tahay inay kaa caawiso doorashada kulliyadda iyo habka codsiga.

Ku noqo Wararka