EAU and USIU-Africa Forge Strategic Partnership in Nairobi
Nairobi, Kenya — A delegation from East Africa University's Research and Innovation Office held a productive meeting with the United States International University-Africa (USIU-Africa), represented by the Director of the School of Graduate Studies and Research, Prof. Wamuyu.
Nairobi, Kenya: 𝗝𝗮𝗮𝗺𝗮𝗰𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗿𝗶𝗴𝗮 𝗔𝗳𝗿𝗶𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗨𝗻𝗶𝘁𝗲𝗱 𝗦𝘁𝗮𝘁𝗲𝘀 𝗜𝗻𝘁𝗲𝗿𝗻𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻𝗮𝗹 𝗨𝗻𝗶𝘃𝗲𝗿𝘀𝗶𝘁𝘆-𝗔𝗳𝗿𝗶𝗰𝗮 𝗼𝗼 𝗬𝗲𝗲𝘀𝗵𝗮𝘆 𝗞𝘂𝗹𝗮𝗻 𝗜𝘀𝗸𝗮𝗮𝘀𝗵𝗶 𝗗𝗵𝗶𝗻𝗮𝗰𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗖𝗶𝗹𝗺𝗶-𝗯𝗮𝗮𝗿𝗶𝘀𝘁𝗮, 𝗗𝗲𝗲𝗾𝗮𝗵𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗛𝗼𝗿𝘂𝗺𝗮𝗿𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗧𝗮𝗰𝗹𝗶𝗶𝗻𝘁𝗮.
Wafdi ka socday Jaamacadda Bariga Afrika East Africa University, gaar ahaan Xafiiska Cilmi-baarista iyo Hal-abuurka ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay Jaamacada United States International University–Africa (USIU-Africa), gaar ahaan Agaasimaha School of Graduate Studies and Research Prof. Wamuyu.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka labada jaamacadood iyo horumarinta iskaashi wax-ku-ool ah oo ku saabsan:
- Dhisidda Iskaashi Cilmi-baarista, Deeqaha iyo Mashaariicda.
- Iskaashiga Cilmi-baarisyo Wada jir ah iyo Is dhaafsiga Ardayda.
- Is-weydaarsiga aqoonta, khibradaha iyo fursadaha iskaashi ee mustaqbalka.
Labada jaamacadood waxay ku heshiiyeen inay sii xoojiyaan wada-shaqaynta, isla markaana ay horumariyaan qorshayaal iyo hindisayaal wadajir ah oo taageeraya cilmi-baarista, deeqaha, iyo horumarinta tacliinta Sare.
The meeting focused on strengthening the relationship between the two universities and developing effective collaboration in research, scholarships, student exchange, and academic development. Both institutions have committed to deepening their cooperation and advancing joint projects that support research, scholarships, and higher education development.