“Allah ayaa mahad u sugnaatay inoo fududeeyay qabsoomidda xafladda qalinjebinta jaamacadda Bariga Afrika. Aad baan ugu bogaadinayaa una hambalyaynayaa ardayda maanta qalinjebinaysa waxa aan leeyahay dalka ayaan idin baahan. Qaarkiin aqoon amni la baray ayaa jira ee soo dhowaada oo nagu caawiya aqoontiinna iyo kartidiinnaba. Hambalyo”
